Sunday, September 4, 2022
HESHIISKII ABEESADA IYO JIIRKA! SHEEKO!
Monday, July 11, 2022
DIGAAGADII QAADIGA QISO CAJIIB AH!
Sunday, June 5, 2022
المسلمون الذين لا يهتمون السياسة يحكمهم سياسيون الذين لا يهتمون بالإسلام؟
المسلمون الذين لا يهتمون السياسة يحكمهم سياسيون الذين لا يهتمون بالإسلام؟
Muslimiinta aan Danayn Siyaasada waxaa xukumidoona siyaasiyiin Aan danayn Islaamka(Diinta) waxa uu inooga digaayey kuwa maanta ina haysta Ee Diin laawayaasha iyo Daba dhilifyada u badan
الزعيم التركي الإسلامي نجم الدين اربكان رحمة الله
Waxaad maqlaysaa Sheekh hebel Muxuu Siyaasada oga hadlay muu muxaarada iyo masaajidka ku ekaado! Waxay rabaan in Juhalada Casrigan ee maadiga ku koobay Aqoontoodii inay na xukumaan.
Miyaanay ka warqabin In AMBIYADII ALLAH SWT ummadaha u soo diray ay siyaasiyiin ahaayeen dadka Arimahooda Diimeed iyo Dunawiba u Hagaajiyaan, sida uu inoo sheegay Suubanuhu SCW
وعن أَبي هريرةَ قَالَ: قالَ رَسُول اللَّه ﷺ:
كَانَت بَنُو إسرَائِيلَ تَسُوسُهُمُ الأَنْبياءُ، كُلَّما هَلَكَ نَبِيٌّ خَلَفَهُ نَبيٌّ، وَإنَّهُ لا نَبِيَّ بَعدي، وسَيَكُونُ بَعدي خُلَفَاءُ فَيَكثُرُونَ...) متفق عليه
Macnaha Xadiiska: Reer Banuu Israa'iil waxay ahaayeen kuwa Siyaasadooda Ay Ambiyadii loo soo diray Ay maamulaan markii mid La Oofasadana Midka kale Ayaa Loo soo diraayey Anigase Dabaday Nabi ma ahaan doono, ee Khulafo ayaa ahaan doonta Weyna Farabadnaandoonaan.... )
SIYAASIGA MAANTA: Maanta in badan oo dadkeena Ka mid ah hadii ay maqlaan qofkaas ama Hebal waa siyaasi Isla markaaba waxaa maankooda ku Soo degdeyaaga KHAYAANO, BEEN IYO TUUGNIMO, siyaasi waa Tuug kalmadda ah ayaana Agteena caan Ka noqotay . Laakiin xaalku sidaa ma ahee inagaa qofba kii uu Ka liitay wax aanu ehel u ahayn qoorta u galinay, hadii Qofba kuu Ka fiicanahay aynu Wax u dhiiban lahayn xaalkeenu sidan ma ahaadeen waaqaceeninu wuu is badali lahaa runtii.
Ugu badanbayn Sawirka hoose: Haddi SUURIYA xiisadi ka curato maalin maalmaha ka mid ah waxaad ogaataan in arintaasi aysan Suuriya ahayne Turkiga loo socdo! 1993 Ayuu hadalkaas sheegay!
Dadka kuwa ugu ildheerbaa Ugu Ayaan daran Bey murti Soomaaliyeed ahayd. ( Hees)
Hashi Nur Abdulkadir
Tuesday, April 5, 2022
HAMBALYADA SHACAA'IRTA MUSLIMIINTA.
Thursday, February 24, 2022
DAWALADI KAAMA DAMBAYN MADAXWEYNE!
Friday, February 11, 2022
15 ka hor maanta oo kale 30,12, 2006 Maalin ciid ah!
14 SANNO HALKAGALKII EE GUMESIGA AHAA! AMISOM TO ATMIS
WIXII SHALAY HAREERAHEENA KA DHACAY MAXAA INAGALA GUDBOON?
WIXII SHALAY HAREERAHEENA KA DHACAY MAXAA INAGALA GUDBOON? 15,Agosto, 2021. Afganistan! Asharf gani O...
-
WIXII SHALAY HAREERAHEENA KA DHACAY MAXAA INAGALA GUDBOON? 15,Agosto, 2021. Afganistan! Asharf gani O...
-
المسلمون الذين لا يهتمون السياسة يحكمهم سياسيون الذين لا يهتمون بالإسلام؟ Muslimiinta aan Danayn Siyaasada waxaa xukumidoona siyaasiyiin Aa...
-
Xaqa ka dhaxeeya LAMAANAHA MUSLIM KA AH Qaybta 1AAD كتاب النكاح فصل القسم والنشوز Maqaalkan kooban waxaan si faahfaahsan ogaga ...
